Hormuud Telecom NEWS

Latest Article

6/recent/ticker-posts

Hormuud Telecom NEWS

 Isgaarsiinta Soomaaliya Meel fog baan ka keenay.



Hooyada is gaarsiinta Hormuud Telecom.

Hormuud teleceom Oo ah Hooyada is gaarsiinta ee wadanka soomaaliya, ayaa tiri.

22 sano ka hor maanta oo kale ayaan ku dhashay Soomaaliya oo uu taarku ka yahay isgaarsiinta lagu wada xiriiro, lacagahana la isugu diro. 


Waxaan dadaal badan geliyay in aan horumariyo isgaarsiinta dalkeyga, noloshana u fududeeyo bulshadeyda, waxaana ku guuleystay in ay dadkeygu dal iyo dibad lacagaha isuga diraan ilbiriqsiyo gudahood, dalkeygana ka hirgeliyo 5G oo ah internet-ka ugu xawaaraha sarreeya caalamka. 


From taar to 5G. Meel fog ayaan ka keenay isgaarsiinta Soomaaliya. Waxaana iga go’an in aan sii horumariyo. 



Post a Comment

0 Comments